Ra’iisul wasaare Cumar iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Talyaaniga “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Talyaaniga, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga. Ujeedka socdaalka...
Read more










