Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Wasiirka dhallinyarada oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay Ingiriiska “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Wasiirka dhallinyarada oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay Ingiriiska “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad ay soo qaban qabaiyeen Jaaliyadsa Soomaaliyeed ee ku nool cariga Ingiriiska ayaa waxaa si wayn loogu soo dhaweeyey Wasiirka dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) oo howlo shaqo u jooga dalka Britain.

Sidoo kale waxaa xafladda soo dhaweynta ah ka qayb galay mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo uu ka mid ahaayeen Wasiiru dawlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi (Cabdiraxmaan Dheere) Xildhibaanno iyo Xoghayaha guud ee xirirka kubadda Kollayga Soomaaliyeed Duraan Faarax, waxaana intii ay socotay munaasaabdan mas’uuliyiintani ka dhagaysteen Jaaliyadda fikrado kala duwan oo ku saabsan sidii loo horumarin lahaa dhallinyarada iyo cayaaraha .

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026

Waxaa sidoo kale Wasiirada la waydiiyey su’aalo ku aadan qorshaha dawladda ee dhallinyada iyo cayaaraha, iyadoo ay mas’uuliyiintu ka jawaabeen dhamaan s’,aalihii kagayimid dhanka Jaaliyadda kulanka soo qaban qaabisay.

Munaasabadda ayaa waxaa si weyn uga dhex muuqanayey bahda cayaaraha, iyadoo ay goobjoog ahayaeen cayaaryahanno horay ugu soo cayaaray Qaranka Soomaaliyeed oo ay ka mid ahaayeen Sayga Ruushka, Xaawo Taako iyo xubno isugu jiray ganacsato iyo tabbabarayaal ku howlan sidii ay garoomo uga hirgelin lahaayeen gudaha dalka Soomaaliya .

Dhanka kale waxaa munaasabdan kasoo qayb galay qaar ka mida fanaaniinta Soomaaliyeed ee kunool dalkan Ingiriiska, iyagoo halkaasi kusoo bandhigay heeso Waddani ah oo ay ugu soo talo galeen xafladda soo dhawaynta ah, waxaana gabogabadii xafladda ay dhamaan mas’uuliyiintii kasoo qayb galay si weyn ugu mahadceliyeen dhamaan xubnihii soo agaasimay munaasabadan .

GOOD 1 IMG_0006 IMG_0012 IMG_0013 IMG_0020 IMG_0024 IMG_0025 IMG_0026 IMG_0028 IMG_0032 IMG_0037 IMG_0039 IMG_0048 IMG_0055 IMG_0056 IMG_0077 IMG_0079 IMG_0090 IMG_0091 IMG_0092 IMG_0097 IMG_0100 IMG_0111 IMG_0120 IMG_0128 IMG_0129 IMG_0133 IMG_0139 IMG_0146 IMG_0152 IMG_0155 IMG_0166

Sawir Qaade: Cabdiraxmaan Soomaali

Warbaahinta Qaranka

London UK .

Previous Post

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo Kuwait kula kulmay mas’uuliyiin kala duwan “SAWIRRO”

Next Post

Xukuumadda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Turkiga

Next Post
Wasiir Maareeye “Waxaan ku dadaali doonaa wariyeyaasha xiran sidii ay xuquuqdooda u heli lahaayeen” Dhageyso

Xukuumadda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Turkiga

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In