Deeqdaan lacageed oo ah mid alaaba Ururka Xanaano uu ku taakuleeyo qaar ka mida carruurta agoonta ee wax ka barata dugsiyada waxbarasho ee magaalada Gaalkacyo ayaa maanta mas’uuliyiin ka tirsan...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xuseen Yuusuf Jimcaale ayaa maantay xariga ka jaray waddo laami ah oo Maamulka Gobolka banaadir dib u dayactiray, taas oo isku xirta Dekadda...
Read moreCiidamada ammaanka ee dowladda ayaa howlgallo ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Hodan ku soo qabtay waxyaabaha maanka dooriya iyo dadkii ku howlanaa sameynta waxyaabahaasi oo ay ka midyihiin...
Read moreMogadishu, 12 Maarso 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreMaamulka degmada Mahaddaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ugu baaqay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya in adeegyada bulshada ay ka hirgeliyaan deegaanadii laga xoreeyay maleeshiyada Al-Shabaab ee Degmada Hoosyimaada, si bulshada...
Read moreKulamo lagu xoojinayo isdhexgalka bulshada iyo Hay’adaha ammaanka ayaa ka soconaya degmada Wanlaweyn, halkaasi oo uu booqasho ku joogo Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose, Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Mudane Ibraahim Aadan...
Read moreDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la adkeeyay ammaanka Dalka, wixii ka dambeeyay weeraradii maleeshiyada Al-Shabaab ay ka geysteen qeybo ka mid ah Dalka. Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho