Garoonka diyaaradaha ee magaalada Jowhar oo dib u dayactir lagu sameeyay
Maamulka Gobolka Shabeelahada Dhexe ayaa soo gabagabeeyay dib u dayactir lagu sameeyay Garoonka Diyaaradaha ee magaaladda Jowhar, waxaana maamulku sheegay inuu dib u bilaabanayo duulimaadyadii diyaaradaha ee gobolka. Afhayeenka maamulka...
Read more









