Dadkaan oo tiradooda ay gaaraysa 180 ruux ayaa doonayay inay ka tahriibaan xeebaha Wadanka Masar, ayagoo ku sii jeeday Wadamada Yurub, waxaana ciidamada amniga ee dalka Masar ay ka soo...
Read moreAbaaraha iyo biya yarida xiligaani ka taagan degmada bacaadweyne iyo deegaanada ku xeeran ee ku yaala koofur bari Gobalka Mudug ayaa saameeyn xoogan ku yeeshay dadka iyo duunyada halkaasi ku...
Read moreDoorashadaan ayaa waxaa isugu yimid sideed urur shaqaale oo ku midoobay hal dalad oo loogu mgac daray Isutaga Ururada shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa ku doortay Hogaanka Afarta Sano ee soo socda....
Read moreXildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay akhrinta koowaad mariyeen Hindise Sharciyeedka Maareynta Maaliyadda Dalka ayaga oo dhinaca kalena Akhrinta Seddexaad mariyey Hindise...
Read moreHay’adda Cilmi baarista iyo badaha Soomaaliya ayaa maanta siminaar ku saabsan ka hortagga wasaqda lagu shubayo badda u soo gabo gabeeyay qaar ka mid ah shacabka ku nool degmada C/casiis...
Read moreCiidamada amniga ee dowlad goboleedka Koonfur galebed ee Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga degmada Xudur waxa ay kula wareegeen deegaanno dhowr ah oo ay Shabaabku ku...
Read moreAqoon isweydaarsi ku saabsan xaquuqda carruurta ayaa waxaa ka qayb galay qareeno culimaa’udiin, waalidiin iyo mas’uuliyiin kale waxaana soo xiray xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda Dr Ismaaciil Jimcaale. Waxaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho