Roobabka gu’ga oo ka curtay gobolka Galgaduud
Roobab dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen ayaa xalay ilaa iyo saaka ka da’ay deegaannada badan oo ka tirsan gobolka Galgaduud, kuwaasi oo ka mid ah meelaha uu saameeyay abaarihii...
Read moreRoobab dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen ayaa xalay ilaa iyo saaka ka da’ay deegaannada badan oo ka tirsan gobolka Galgaduud, kuwaasi oo ka mid ah meelaha uu saameeyay abaarihii...
Read moreMaleeshiyada Al-Shabaab ayaa boob xoogan ku haya dadka ku dhaqan deegaano ka tirsn gobollada Shabeelaha Hoose, Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud. Warbixin aan ka haleyno goobaha ay ku nool yihiin meelaha...
Read moreMaxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sheegtay in maxkamaddu ay markale todobaadyada soo socda u fadhiisan doonto dadwac ciqaabeedka loo heysto eedeysanaal la xiriirinayo qaraxi diyaaradda...
Read moreMunaasabad kooban oo lagu soo xirayay siminaar ku saabsanaa sidii loo tayeyn lahaa aqoonta maamulka iyo macalimiinta Jaamacadda SIU oo socday muddo labo maalmod ah ayaa manta laguso gaba gabeyay...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreKulankaan oo looga hadlayay sidii Bulshada looga qayb gelin lahaa hanaanka dib u eegista geedi Socodka Dastuurka , waxaa ka qayb galay Wasiirka Dastuurka, Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista Dastuurka...
Read moreSaraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta tababbar loogu qaaday dalka Talyaaniga, si ay halkaasi ugu qaataan tababbaro xirfadooda shaqo sare loogu qaadayo. Saraakiisha tababbarka loogu qaaday dalka talyaaniga...
Read moreWasiir ku xigeynka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdalla Xuseen oo ay wehliyaan madaxa hogaanka saadka ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa magaalada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho