Mooshinka oo 42 Xildhibaan ka tirsan barlamaanka ay golaha shacabka u soo gudbiyeen 11 bishaan aya la xariiray in dib loo dhiga maamul u smaynta Hiraan iyo Shabeellaha Dhexe, isla...
Read moreMaamulka Dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee ILEYS ACADEMY ee magaalada Muqdisho iyo ardeyda dugsigaas ayaa maanta deeq lacageed ku wareejiyay guddiga gurmadka abaaraha Qaranka Soomaaliya, si loo gaarsiiyo dadka...
Read moreMogadishu, 23 April 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreWafdi uu hugaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federalka Somalia Cabdrashiid Maxamed Axmed oo maalmahaan booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Qaahira ee Dalkani Masar ayaa madaxda dalkaasi la...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Arrimaha Wabiga Shabeelle, doorashada iyo socdaalka uu Ra’iisul Wasaaraha Dalka uu ku joogo Dalka Ruushka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...
Read moreDood ku saabsanaayd sidii looga hortagi lahaa dhibaatada Tahriibka, loogana wacyi gelin lahaa dhalinta in ay galaan badaha, oo lagu qabtay Muqdisho ayaa waxaa qeybta hore marti ku ahaa Guddoomiyaha...
Read moreChancellor ka dalka Jarmalka, Angela Merkel iyo saraakiil sare oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa booqasho ku tagaya magaalada Gaziantep oo ku taala xuduudka Turkiga iyo Suuriya, si loo horumariyo...
Read moreTan iyo horaantii bishii Maarso ee la soo dhaafay guud ahaan meelaha uu maro webiga Shabeelle ee gobollada dalka waxaa ka jirtay biyo la’aan baahsan oo ka dhashay marki uu...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho