Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta kulan qado sharaf ugu sameysay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Xildhibaanada haweenka ah ee ku jira baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo...
Read moreShirkii wadatashiga Qaran ee looga hadlayay sameynta qorshaha Qaranka ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaaladda Baydhabo, waxaana shirka inta uu socday ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradaha dowlad...
Read moreMunaasabadan lagu xusayay Maalinta Haweenka adduunka oo lagu qabtay Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb gashay Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro, Guddoomiye ku-xigeenka Barlamaanka, Wasiiro Xildhibaanno, Wakiilo ka socday Beesha Caalamka...
Read moreMarwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan, Wasiirka Haweenka, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka, Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu weyneynayay maalinta haweenka...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta ka dhabeeyey balanqaadkii ahaa in uu ka qeyb qaadanayo dhismaha waddada Xamar ilaa Hobyo, taas oo hal ku...
Read moreMuqdisho, 8 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda 8-da Maarso awgeed ee maalinta haween...
Read moreRa’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo xarunta Wasaradda Warfaafinta ay kusoo dhoweeyeen qeybaha kala duwan ee howlwadeennada Wasaaradda ayaa waxaa uu xariga ka jaray xarunta Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee...
Read moreMadaxweyne ku-xigeenka Dawlad goboleedka Puntland Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa xafiiska siyaasadda ee Midowga Yurub oo ay ka wada hadleen arrimo badan....
Read moreMarwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa hambalyo u dirtay haweenka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan xuska maalinta haweenka caalamka ee 8-da Maarso, gaar ahaan haweenka Soomaaliyeed, iyadoo ku...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho