Wasiirada arrimaha dibadda iyo difaaca ee ciidamadooda ka jooga Soomaaliya oo shir yeeshay
Wasiirada Arrimaha dibadda ee dalalka ka jooga ciidamadooda Soomaaliya ayaa maanta shir uga furmay dalka Jabuuti, kaasi oo looga hadlayo xoojinta la dagaallanka argagixisada ah. Kulanka oo uu shir guddoominayo...
Read more










