Ardayda Jaamacadda Galgaduud oo dooratey guddoomiye “SAWIRRO”
Munaasabada tartanka doorashada hogaanka Ardayda Jaamacadda Galgaduud ayaa lagu qabtay gudaha Jaamacada Galgaduud Universty ee degmada Caabudwaaq. Tartanka doorashada hogaanka Ardayda oo ahaa cod qarsoodi ah, waxa isu soo taagay...
Read more










