Ciidamada ammaanka ayaa xalay howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir. Howlgallada ayaa ciidamadu waxa ay ku soo qab qabteen tiro...
Read moreBanaan bax balaaran oo ku saabsan xuquuqda bulshada degan caasimadda lagu heli lahaa ayaa iminka ka soconaya qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana dadka isu soo baxay ay sitaan...
Read moreMadaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Cameey ayaa kulan la qaatay guddigii abaaraha oo uu magcaabay Madaxweynaha Puntland, kuwaas oo uu guddoomiye u yahay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland,...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan hallan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Daah-furnaanta dowladda oo uu ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Barnaamijkan ayaa hadafkiisu yahay diyaarinta macluumaadka...
Read moreDowladda Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ayaa si wada jir ah ugu wareejiyay safaaradda Kenya ee Soomaaliya muwaadin u dhashay dalka Kenya oo ay ciidamada Nabad sugidda ka soo furteen kooxaha...
Read moreQalabkan caafimaad oo noocyo badan ka kooban isla markaana loogu talagalay Isbitaalka guud ee gobolka Baay, ayaa waxaa soo dhiibay ururka Arlaadi Aid oo ay leeyihiin Jaaliyadda Soomaaliyeed dalka Mareykanka,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho