Furitaanka kulanka baarlamaanka ee maanta waxaa Xildhibaanada loogu akhriyay mooshinka loogu yeeray Wasiirada Amniga iyo Gaashaandhigga ee Dowladda Soomaaliya, waxaana mooshinkaasi akhrisay Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka mid ahayd...
Read moreSafiir Soomaaliya u fadhiya dalka Indonesia Danjire Cabdixakiin Ugaas Cali Yaasiin ayaa ka hadlay qaban qaabada shirka Madaxda wadamada Islaamka oo lafilayo in dhawaan uu ka dhoco wadanka Indonesia. Danjire...
Read moreWasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Saalax Sheekh Cismaan Muuse ayaa sheegay in dhismayaal waxbarasho ay u sameynayaan Ardeyda Araga la’ ee dugsiga Al-Nuur, kuwaasi...
Read moreMunaasbada xariga looga jaraayey hirgalinta waddo cusub oo isku xiri doonta magalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya iyo degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa waxa ka qeyb galey Imaam Maxamed Yuusuf...
Read moreWasiirada difaaca iyo Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan taliyeyaasha ciidamada ayaa maanta hortagay baarlamaanka, iyadoo Xildhibaanadu ay su’aalo ka weydiiyeen xaaladda ammaan ee dalka. Kulanka baarlamaanka ee maanta...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu dhawaan dalka Jarmalka uga soo qeyb...
Read moreKulankan maanta gudiga madax banaan ee xalinta khilaafkii ka dhaxeeyay hogaanka Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed, isla markaana ay soo wakiisheen Warbaahinta dalka ay la qaateen Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo...
Read moreMunaasabadaan ayaa ujeedkeedu ahaa furitaanka dib u dayactir lagu sameeyay xarunta daryeelka Hooyada iyo dhalaanka ee isbitaalka Laasareeti ee magaalada Muqdisho. Maxamud Xasan Mooge Xiriiriyaha Gobolka Banaadir ee hay’ada EUTM...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho