Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayay sanad guuradii 56aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Ciidamada Cirka Soomaaliya, munaasibadaas oo ay ka...
Read moreBaarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ayaa akhrinta labaad marin doono hindise sharciyeedka xanaanada xoolaha oo kal hore Xildhibaanada la horgeeyay. Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud...
Read moreWasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in hindise Sharciyeedka Axsaabta Siyaadada ay dhawan ansixiyeen Golaha Wasiiradda lana horgeynayo Barlamaanka ka qeyb qaadanayo ka taxadarka Fowdada. Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo...
Read moreXukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan barlamaanka la horgeynayo Qodobada Dastuurka ku jira ee dib u eegista ay ku sameeyeen Guddiga Madaxa Banaan iyo Gudiga Dastuurka ee Baarlamaanka. Afhayeenka Xukuumadda...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeybgalaya shirka arrimaha amniga caalamka ee Munich Security Conference (msc2016), ayaa maanta kulamo la qaatey madaxa iyo diblomaasiyiin kale. Madaxda...
Read moreWasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka ayaa sheegtay in ay dib usoo nooleeneyso Dalxiiska Soomaaliya, si dhaqaale uga soo galo Dowladda Wasiiru dowlaha Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho