Muqdisho, 22 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa cambaareeyay weerarada waxashnimada ah ee ay maanta magaalada Brussels ka geysatey kooxda argagixisada ee Daacish. “Waxaan...
Read moreKulankan oo ay hy’adda culimada Soomaaliyeed ay ku yeesheen Muqdisho ayaa waxa ay uga hadleen abaaraha ku dhuftay gobollada dalka Soomaaliya iyo saameynta ay ku yeesheen nolosha dadka iyo duunyada,...
Read moreMogadishu, March 22, 2016 - Xukuumadda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag ay u cambaareynayaan weerarka argagaxiso ee ka dhacay maanta caasimadda Brussels ee dalka Belgium. Waxaa...
Read moreRa'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira Xubnaha labada Golle ee Dawladda ayaa maanta gaaray magaalada Beladwayne ee xarunta gobolka...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug C/kariin xuseen Guuleed ayaa maanta kormeer howleed ku tegay xarunta taliska qeybta booliska Gobalka Mudug ee Dagmada Galkacyo, kaasi oo ugu kuur galayay xaaladda ciidamada booliiska...
Read moreMunaasabad lagu xusayay 22 Maarso oo ku beegan maalinta Biyaha adduunka ayaa lagu qabtay maanta degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabiyeen xubno ka tirsan Shaqaalaha...
Read moreMaxkamadda sare ee dalka ayaa waxa ay fursad shaqo u soo bandhigeysaa bulsahda Soomaaliyee, kaasi oo ah Xiriiriyaasha Maxkamadaha Wareegta, kuwaasi oo loo rabo min hal qof Maamul goboleedyada Jubbaland,...
Read moreAfhayeenka Wasaaradda amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalmahan ay ciidamada sameeyeen howlgallo lagu baacsanayo maleeshiyada Al-Shabaab, waxaana uu intaa ku daray in dhawaan shacabka Soomaaliyeed ay dhagahooda...
Read moreCiidamada maamulka Puntland ee dagaalka adag kula jirtey kooxaha sharwadayaasha al-shabaab ee kusoo duuley Puntland kuwaas oo ku dhuumaalaysanayey Togga SUUJ oo ka tirsan deegaan xeebeedka Garmaal ee gobolka Nugaal...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho