Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka degmada Tiyeegloow oo ka hadlay horumarka ka jirta degmada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka degmada Tiyeegloow oo ka hadlay horumarka ka jirta degmada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka degmada Tiyeegloow ee gobolka Baay ayaa faah faahin ka bixiyay ammaanka oo ay sheegeen in uu yahay mid wanaagsan, isla markaana ay dib u soo laabanayan adeegyadii guud ee bulshada.

Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa howlgallo xiriir ah ka sameeyay degmada oo ay kaga sifeynayeen haraadiga Al-Shabaab, waxaana ay taasi suurta gelisay in amniga degmada uu noqdo mid hagaagsan.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Guddoomiyaha degmada Tiyeegloow Maxamed Cabdullaahi Xasan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in nabad gelyada degmada ay tahay mid hagaagsan, waxaana uu shacabka ka codsaday inay xoojiyaan la shaqeynta laamaha amniga.

“Dhanka Nabadgelyada degmada waa mid la isku haleyn karo, runtii waxaan u taaganahay inaan sameyno howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab oo aan ka saarno deegaannada kale ee ay ku harsanyihiin, tankale adeegyada guud ee bulshada waa mid si heer sare ah, waxbarasho iyo adeeg caafimad ayaa ka jirta degamda” ayuu yiri Guddoomiyaha Degmada.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Next Post

DAAWO SAWIRRADA DAMAASHAADKA XEEBTO LIIDO

Next Post
DAAWO SAWIRRADA DAMAASHAADKA XEEBTO LIIDO

DAAWO SAWIRRADA DAMAASHAADKA XEEBTO LIIDO

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In