War-murtiyeed: Wada-xaajoodkii Kismaayo ee Hoggaamiyayaasha Madasha Wadatashiga Qaran
Kulanka hoggaamiyayaasha Madasha Wadatashiga Qaran oo ay ka soo qaybgaleen Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Mudane Maxamad Sh. Cusmaan Jawaari, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka...
Read more











