Hal qof ayaa ku dhintay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen xalay abaara sideeddii fiidnimo markii rag hubeysan ay weerareen goob ay ku sugnaayeen ciidamo la sheegay inay ilaalo u...
Read moreWararka ka imaanaya gobolada Jubada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Al Shabaab ay dileen ugu yaraan saddex qof oo rayid ah, sidoo kalena ay dhaawaceen Lix kale. Dad deegaanka ah...
Read moreMuqdisho, March 17, 2016….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda C/laahi Axmed Jaamac (Ilkajiir),...
Read moreDowladda Soomaaliya ayaa sheegta in la adkeeyay ammaanka Dekadaha muhiimka ah ee Dalka si looga fogaado in kooxaha Argagixisada ee xiriirka la leh Al-qaacidda oo is abaabulay ay weerar qorsheysan...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Talyaaniga, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga. Ujeedka socdaalka...
Read moreWasiiru dowlaha cusub ee Wasaaradda Tamarta iyo biyaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sahra Cabdulqaadir Cabdiraxmaan ayaa maanta loo dhaariyey xilkaasi, waxaana ka qayb galay munaasabadda lagu dharinayey Guddoomiyeha Maxkamadda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho