Maareeyaha guud ee maamulka iyo amniga ee garoonka Aadan Cadde oo la magacaabay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan looga hadlayay dar dargelinta amniga garoonka Aadan Cadde kula qaatay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garoonka. Kulanka ayaa...
Read more











