Kulankaan oo looga hadlayay sidii Bulshada looga qayb gelin lahaa hanaanka dib u eegista geedi Socodka Dastuurka , waxaa ka qayb galay Wasiirka Dastuurka, Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista Dastuurka...
Read moreSaraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta tababbar loogu qaaday dalka Talyaaniga, si ay halkaasi ugu qaataan tababbaro xirfadooda shaqo sare loogu qaadayo. Saraakiisha tababbarka loogu qaaday dalka talyaaniga...
Read moreWasiir ku xigeynka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdalla Xuseen oo ay wehliyaan madaxa hogaanka saadka ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa magaalada...
Read moreSare ukac wayn oo dhinaca khudaarta ah ayaa laga dareemayaa suuqyada waaweyn ee boosaaso kuwaasoo saameyn ku yeeshay dhaqdhaqaaqa wax kala iibsiga ee suuqa, Sare u kaca iyo qiimo kororka...
Read moreMooshinka oo 42 Xildhibaan ka tirsan barlamaanka ay golaha shacabka u soo gudbiyeen 11 bishaan aya la xariiray in dib loo dhiga maamul u smaynta Hiraan iyo Shabeellaha Dhexe, isla...
Read moreMaamulka Dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee ILEYS ACADEMY ee magaalada Muqdisho iyo ardeyda dugsigaas ayaa maanta deeq lacageed ku wareejiyay guddiga gurmadka abaaraha Qaranka Soomaaliya, si loo gaarsiiyo dadka...
Read moreMogadishu, 23 April 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreWafdi uu hugaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federalka Somalia Cabdrashiid Maxamed Axmed oo maalmahaan booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Qaahira ee Dalkani Masar ayaa madaxda dalkaasi la...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho