Cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay tuulooyin hoostaga degmada Jalalaqsi “Dhageyso”
Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee degmada Jalalaqsi Abuukar Maxamed Cali ayaa sheegay in degmada iyo deegaannada kale ee ku xeeran uu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka, taasi oo ka dhalatay...
Read more











