Kulan wacyigelin ah oo loo qabtay dhallinyarada ku nool dalka Koonfur Afrika “SAWIRRO”
Majmaca Culumada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika ayaa kulan ugu qabtay Jaaliyadda Soomaaliyeed magaalada Johannesburg, kaas oo lagu wacygalinayay Jaaliyadda gaar ahaan dhallinyarada. Kulankaas oo barbar socday sinimaar ayaa waxaa kasoo...
Read more











