Madaxweynaha: “Waan ku ammaanayaa shacabka reer Puntland sida ay uga shaqeyeen nabadda iyo horumarka”
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka iyo madaxda maamulka Puntland, oo u dabaal degaya sannad guuradii 2-aad ee ka soo wareegtay...
Read more











