Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku fulisay askari “SAWIRRO”
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku fulisay askari ka tirsanaa ciidanka Nabadsugidda, kaasi oo horey u dilay qof rayid ah. Xeer ilaaliye ku-xigeenka Maxkamadda ciidamada qalabka sida...
Read more










