Muqdisho, 23 June 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta kormeeray mashruuca lagu dhisayo xarun Maktabad ay Wasaaradda Warfaafintu yeelato oo ujeedadeedu tahay...
Read moreIyadoo lagu guda jiro bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa sida looga bartay Haya’adda Bisha cas ee Imaaradka Carabta waxay qaybinta raashinka afurka ka bilowday qeybo kamida degmooyinka Gobolka Banaadir, gaar...
Read moreTartan Cilmiyeedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV uuna taaba gelineyo sanadkii labaad Maamulka Gobolka Benaadir...
Read moreHay'adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa shaacisay in weerarkii xalay ciidamo gaar ah oo hay'adda ka tirsan ay ka fuliyeen degmada Baardheere ay ku dileen horjoogayaal sare sare oo...
Read moreMogadishu, 22 June 2015 – Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay soo dhaweyneyso dhaarinta baarlamaanka...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho