Ciidamada X.D oo la wareegay tuulo hoostagta degmada Baraawe
Ciidamada xooga dalka Soomaaliyed oo kaa shanaya kuwa AMISOM ayaa howlgalo ka sameeyeen duleedka degmada Baraawe ay kula wareegeen deegaanno ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab. Afhayeenka Wasaaradda Amniga gudaha ee...
Read more










