Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb oo qeyb cusub lagu soo kordhinayo
Garoonka diyaaradaha degmada Dhuusammareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa laga billaabay dhismo qayb cusub oo lagu kordhinayo, si garoonka sare loogu qaado bilicdiisa. Dhismaha oo ay hirgalinayso dhallinyarada gobolka ayaa...
Read more











