Taliyaha hogaanka socdaalka oo ka hadlay xafiisyada dibadda ah ee laga heli karo E-passport
Taliyaha hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya Jeneraal Cabdulaahi Gaafow Maxamuud ayaa sheegay in xafiis cusub oo laga heli karo baasa boorka Soomaaliga laga hirgeliyay dalka Mareykanka, isla markaana...
Read more











