Wasiirka Isboortiga oo ka qeyb galay xaflad abaalmarino lagu guddoonsiinayay dhallinyaro “SAWIRRO”
Munaasabadani oo abaalmarino lagu guddoonsiinayay dhallinyaro ku guuleysatay tartan kubadda cagta ah oo ka socday magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha, qeybaha bulshada, iyadoo tartankasi...
Read more










