Safiirka Soomaaliya ee Masar oo qaabilay dhiggiisa dalka Ciraaq
Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta Safaaradda JFS ee Masar Danjiraha Ciraaq u fadhiya...
Read more











