Madaxweynaha iyo Boqorka Sacuudiga oo ka wadahadley xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal “SAWIRRO”
Muqdisho, 27 October 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Riyadh kulan kula yeeshay Boqorka dalka Boqortooyada Sacuudiga Salmaan Bin Cabdulcaziiz Al Sacuud. Madaxweynaha oo...
Read more











