Muqdisho, 20 December, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaley magaalada Muqdisho ku soo gabagabeeyay shirweynaha qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed oo muddo laba maalmood ah socday....
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkuguu soo gudbineynaa shaqo ka banaan Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya, hadaba cid Allaalle iyo ciddii daneyneysa inay buuxiso sharuudaha looga baahanyahay qofka la...
Read moreSareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta xarunta taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ka hirgeliyay waax cusub oo shaqadeedu tahay ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah dumarka iyo carruurta, iyadoo...
Read moreFanaanka Farxaan Muuse Cige (Farxaan xidig) oo ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku dhaqan ayaa sheegay in isaga iyo koox kale oo ka tirsan dhalinyaro ku nool...
Read moreQarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacya wadada Maka Al-Mukaraka, kaasi oo loo maleynayo in uu yahay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo...
Read moreTababbar lagu baranayay ka hortagga dhibaatooyinka ka dhasha isbadalka cimilada iyo Nabaad guurka dhirta iyo deegaanka ayaa lagu qabtay Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud. Barnaamij kaan oo ay ka qayb...
Read moreKulankan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul Aadanaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Haweenka, culimaa’udiin, saraakiil ka socotay ciidamada xoogga dalka, xubno...
Read moreMogadishu, 19 December 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho