Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirka arrimaha gudaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, Guddoomiyaha gobolka banaadir Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” iyo mas’uuliyiin kale ayaa...
Read moreWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed oo dalka Jabuuti uga qeyb galay shirka Wasiirada difaaca ee dalalka bariga Afrika,...
Read moreShirka Madasha wada tashiga Qaran ee hanaanka doorashooyinka sanadka 2016-ka ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, xubno ka...
Read moreTelefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa todobaadkan si rasmi ah u bilaabay baahinta barnaamijyo toos ah oo ay dadweynaha kaga qeyb geli karaan, kaasi oo looga hadlayo hadba mowduuca markaas taagan, waxaana...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreWasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa maanta soo gabo gabeeyay shirka wada-tashiga Hay’adaha ammaanka iyo Ururrada Bulshada, kaasi oo socday muddo labo...
Read moreCilmibaaris ku saabsan tacadiyadaha loo geysto Haweenka Soomaaliyeed oo ay si wadajir ah u sameeyeen hay’adda IIDA iyo Hay’ad kale oo ka shaqeysa horumarinta Cadaaladda oo magaceeda loosoo gaabiyo IDLO...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho