Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Qoryooley Kuntuwaarey , Awdheegle Sablaale iyo Xubna kale ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay degmada Afgooye iyo deegano hoos yimaada....
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreGudoomiye ku-xigeenka maaulka gobolka Hiiraan ee dhinaca arrimha bulshada Sheekh Xuseen Cusmaan Cali oo manta kormeeray isbitalka weyn ee magaalada Beledweyne oo mudooyinkaan dawo la’aan baahsan ay ka jirto ayaa...
Read moreXafladan shahaadooyinka lagu guddoonsiinayay labaatan arday oo ku guuleysatay tartan ku saabsanaa ka qeyb galka haweenka ee siyaasadda oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro...
Read moreMuqdisho, October 6, 2015-------Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha Wasiirada ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday dowladda Switzerland, waxaana...
Read moreHay’adda nabad sugidda Qaranka ayaa faah faahin ka bixisay sababaha xarunta Telefishinka Universal ee Muqdisho iyo shaqaalihiisu ay u xiranyihiin, iyadoo ka digtay khataro kale. Haddaba ka akhriso linkiga hoose...
Read moreMadaxweynaha dowladda Fedaralka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii Wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada ee Soomaaliya, kaasi oo lagu sameynayo dib u dhis, iyadoo munaasabadii dhagax...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho