Hal qof ayaa geeriyooday labo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kaddib markii gaari kuwa iska rogaha ah uu shil ku galay degmada Kaaraan, taasi oo sababtay qasaaraha dhimashada iyo dhaawaca...
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta kulan sagootin ah u sameeyay qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda SIU, gaar ahaan kuwa dhigta kuliyadda...
Read moreAllaha u naxariiste waxaa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Abwaan Cabdullaahi Diiriye Cali "Sooraan", waxaana arrintaasi ka tacsiyadeeyay Madaxda Wasaradda Warfaafinta iyo fanaaniinta Hobollada Qaranka ah ee Waaberi. Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka...
Read moreWararka ka imaanaya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa tilmaamaya in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ay la wareegeen degmada Baardheere ee gobolka Gedo,...
Read moreCiidamada Xoogga dalka ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanno iyo tuulooyin horleh oo hoosyimaada Gobolka Bakool, halkaasi oo ay ka saareen maleeshiyaadka Al-Shabaab. Ciidamada ayaa tuulooyinka ay la wareegeen...
Read moreTaliska howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa beeniyay warar sheegayay in ciidanka AMISOM ay dad shacab ah ku dileen magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose. War saxaafadeed ka soo...
Read moreQaban qaabo xoogan oo loogu jiro u diyaar garawga munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka socota magaalada Cadaado, iyadoo ay iminka halkaasi ku qul qulayaan...
Read moreMashruuca danguud ee gobolka banaadir ayaa qalab music ku wareejiyay fanaaniinta degmada Waaberi, ayadoo dhinaca kale mashruuca Danguud uu deeg gargaar ah gaarsiiyay xarunta Indhoolayaasha Al-Basiir. Munaasabadda oo lagu qabtay...
Read moreGuddoomiyaha Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in Dawladda Soomaaliya ay dib usoo noo laynayso hay’adahii dawligii ee dalkeena, iyada oo loo maraya habka nidaamka Federaalka ah ee ay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho