New York, 27 October: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaarey magaalada New York ee dalka Mareykanka, isagoo ka qeybgalaya Shirweynaha 70-aad ee Golaha Guud ee...
Read moreWafdiga uu hogaaminayay Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ay ka mid ahaayeen xubno ka tirsan maamulka oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta...
Read moreHay’adda Somali Relief network of North America ayaa deeq hilib ah oo lagu soo gabo gabeynayay munaasabadda ciidul adxa awgeed u qeybisay saddex boqol oo qoys oo ku nool degmada...
Read moreWasaaradda Amniga Gudaha ayaa sheegtay in ciidamada ay ku guulaysteen sugidda ammaanka Caasimadda maalmaha munaasabbad ciidda. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Mudane Maxamed Yuusuf Cismaan oo maanta kormeer ku tagay goobaha...
Read moreKulankan oo ay soo qaban qaabisay Hay'adda horumarinta dhallinyarada ee marka magaceeda loosoo gaabiyo SOYDEN ayaa diirada lagu saaray kor uqaadista doorka haweenka ay ku leeyihiin siyaasadda iyo hogaaminta, waxaana...
Read moreMuqdisho, September 27, 2015-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmaarke oo shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho, ayaa baaq nabadeed u diray kaasoo ku aadan joojinta colaada...
Read moreKu-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay danjireyaasha dowladaha Turkiga iyo Sweden u fadhiya Soomaaliya. Kulankii ugu horeeyey ayuu...
Read moreMunaasabadan oo ay ku soo bandhigayeen ardayda wax ka barata Jaamacadda Plasma, isla markaana loogu dabaaldagayay sanadguuradii ka soo waregatay markii la aas aasay Jaamacadaasi ayaa manta lagu qabtay magaalada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho