Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dawladda Imaaraadka Carabta u fadhiya dalkeena Soomaaliya Danjire...
Read moreBaarlamaanka dowlad goboleedka Koofurgalbeed ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa guddoomiye ku doortay Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye, kaddib markii uu ku guuleystay...
Read moreMuqdisho, 3 January 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allah u naxariistee Marxuum Ugaas...
Read moreMuqdisho, January 3, 2016----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Xukuumada, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada iyo...
Read moreXafladan oo ka dhacday mid ka mid ah goobaha ugu waaweyn magaalada Columbus ayaa waxaa ka soo qeybgalay Boqolaal Muslimiin ah oo Soomaali u badan, kuwaa oo ka kala yimid...
Read moreAllaha u naxariistee Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Ugaas Cabdiraxmaan ayaa la sheegay in uu ka qeybgalayay kulan muhiim ah kahor...
Read moreMaxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku fulisay askari ka tirsanaa ciidanka Nabadsugidda, kaasi oo horey u dilay qof rayid ah. Xeer ilaaliye ku-xigeenka Maxkamadda ciidamada qalabka sida...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho