Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Abwaan Guure oo lacag gaarsiiyay caruurtii ay dhaleen Liibaan Cali Nuur iyo Hindiyo Xaaji ”SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Abwaan Guure oo lacag gaarsiiyay caruurtii ay dhaleen Liibaan Cali Nuur iyo Hindiyo Xaaji ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kaalmo lacageed oo ay iska soo uruurriyeen suxufiyiinn iyo waalidiin ku nool dalka Ingiriiska ayaa maanta la gaarsiiyay carruurtii ay dhaleen Allaha u naxariistee Liibaan Cali Nuur iyo Hindiyo Xaaji Maxamed..

Lacagta loogu deeqay carruurta ayaa waxaa ay gaareysaa $3000 (Saddex Kun oo Doolar),waxaana inuu gaarsiiyo loo soo wakiishay Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure oo ah Agaasimaha Radio Kulmiye ahna Afhayeenka Golaha Abwaaniinta Soomaaliyeed.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Munaasabaddii kaalmada lacagta ah lagu guddoonsiinayay carruurtii ay ka baxeen Allaha u naxariistee Liibaan Cali Nuur iyo Hindiyo Xaaji Maxamed, carruurta adeerkood iyo ayeeyadii dhashay Hindiyo Xaaji Maxamed.

Dadka is xilqamay ee lacagta soo aruuriyay ayaa waxaa ka mid ah suxufiyiinta kala ah Maxamed Cali {Daacad} oo ka tirsan Royal Tv, Waxaa kale oo Gacan ka geeystay soo Aruurinta lacagtaas Cabdullaahi Xasan Maxamed{Wiish} oo ka tirsan SNTV, Maryan Seylac, Xanaan Shidane oo ka tirsan SNTV, Sidoo kale Maxamed Aadan Xirsi {Teera} Wariye Duraan Shirwac, Canab Maxamed Yare iyo  Qaar ka mid ah Waalidiin Soomaaliyeed oo ku nool Dalka Ingiriiska.

Waxaa kale oo ka mid ahaa  Maamulka Maqaayada Safaari oo ku taalla Magaalada London.

Agaasimaha Idaacada Kulmiye Abwaan Cismaan C/llaahi Guure,ayaa halkaa ka tiriyay tix Gabay ah:-

Rajadiyo Agoontaan

Aabe iyo Hooyadood

Kuwii dilay Ilaahow

Arxan malahe eedsii

Intii u asxaan fashana

Rabiyoow abaal mari

14 24 DSC09220 DSC09222 DSC09225 DSC09230 DSC09231 DSC09236 DSC09244 DSC09246

DSC09247

Previous Post

Allaha u naxariistee Abwaan Cali Sugulle oo maanta lagu aasay Hargeysa+Sawirro

Next Post

Sida ay u wada shaqeyn karaan ururrada bushada rayidka iyo dowladda oo laga hadlay

Next Post
Sida ay u wada shaqeyn karaan ururrada bushada rayidka iyo dowladda oo laga hadlay

Sida ay u wada shaqeyn karaan ururrada bushada rayidka iyo dowladda oo laga hadlay

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

September 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In