Gudiyada doorashooyinka iyo Xuduudaha oo maanta baarlamaanka lagu hor dhaarinayo
Mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya shirkoodi caadiga ahaa, aydoo ajandayaasha ay yihiin dhaarinta guddiyada doorashooyinka iyo xuduudaha iyo khudbad uu jeedinayo guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya. Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud...
Read more










