DAAWO SAWIRADA: Sida looga ciiday Muqdisho
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada sida looga ciiday Muqdisho. Sawir Qaade:- Maxamed Cabdiweli Maxamed
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada sida looga ciiday Muqdisho. Sawir Qaade:- Maxamed Cabdiweli Maxamed
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Ra'iisul wasaare...
Read moreBoqolaal Soomaali ah ayaa saakay si wadajir ah ugu wada dukaday salaadda ciida masjidka Soomaalida ee ku yaala magaalada Pretoria caasimada dalka koofur Africa, xaafadaas oo ay kusii badanayaan Soomaalida...
Read moreMaamulka Degmada Dharkenley ee gobolka ayaa bilaabay olole nadaafadeed oo qashinka looga qaadayo xaafadaha degmada, iyagoo kaashanaya shacabka halkaasi ku nool, waxaana Gudoomiyaha iyo ku xigeenadiisa ay kormeer ku tageen...
Read moreUrurka Sahal oo ay ku mideysanyihiin gabdho Soomaaliyeed ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo gaarsiiyay 50 haween ah oo ku nool degmada Howlwadaag, iyadoo qeybinta munaasabadda ay ka qeyb...
Read moreMaamulka degmada Shibis ayaa manta olole nadaafadeed oo dib loogu soo celinaayo bilicda degmada ka bilaabay xaafadaha kala duwan ee degmadaasi, iyadoo guddomiyaha Shibis uu soo kormeeray goobaha ay ka...
Read moreWasiir ku-xigeenka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumada Soomaaliya oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda iyo xubno kale ayaa kormeeray xaruntii tababarka Farsamada Warshadaha ee Xero Jermal, xarunta dhaqan...
Read moreKulankan looga hadlayay sida dhallinyarada Soomaaliyeed ay ugu qeyb qaadan karaan horumarka iyo dib u dhiska dalka uu soo qaban qaabiyay maamulka Jaamacadda SOMVILE ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho Kulanka...
Read moreKu-simaaha Guddoomiyaha gobalka banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda ee Maamulka Gobalka iyo mas’uuliiyin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad kooban oo tababar loogu soo xirayay shaqaale la barayo gurmadka deg...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho