Abuukar Cawaale Qaadiid oo la hadlay Radio Muqdisho isaga oo ku sugan dalka Britain ayaa sheegay in joojinta qaadka ee dalka Britain ay keentay isbadal balaaran, oo dhallinyaradu ay bilaabeen...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreDowladda Mareykanka ayaa abaal marin lacageed dul dhigtay ciddii keenta xog la xiriirta meelaha ay ku noolyihiin lix ka mid ah horjoogayaasha Al-Shabaab. Horjoogaha Al-Shabaab Axmed Diiriye oo ay Shabaabku...
Read moreDowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta maamul cusub u magacaabay degmada Balanbal e gobolka Galgaduud, kuwaasi oo looga fadhiyo inay dar dargeliyaan howlaha loo idmaday. Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Dowladaha Hoose...
Read moreWasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray dalka Kuwait, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhaweeyeen...
Read moreGuddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda ee degmada Buulo burte Liibaan Cabdi Burisow ayaa tilmamaya in webiga Shabeelle ee mara degmada laga cabsi qabo in uu fatahaad sameeyo, isla markaana uu...
Read moreDawlada Soomaaliya ayaa soo dhaweeysa xafiiska cusub taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyadoo boogaadisay doorka Qaramada Midoobay ee ku aadan dib u dhiska iyo horumarinta Soomaaliya. Golaha ammaanka ee Qarmada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho