Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmihii dambe ku sugnaa magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa maanta dib ugu soo...
Read moreMaamulka Gobolka Benaadir ayaa maanta ka digay in la xuso ciidda kirismaskta, iyadoo ciddi lagu hela ay sheegeen in sharciga lala tiigsan doono. Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada...
Read moreKulan looga hadlayay sida lagu xoojin karo wacyi gelinta bulshada, isla markaana ay taabo gelineyso Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ah ayaa maanta ka furmay Muqdisho. Shirka ayaa waxaa...
Read moreKulankan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka booliska ayaa ahaa mid mahadcelin ah oo loo jeedinayay qaar ka mid ah saraakiisha booliska ee gacanta ka geystay hab maamuuskii...
Read moreKulan looga hadlayay fahanka Nidaamka Federaalka ay ka qabaan Ummadda Soomaaliyeed iyo sida nidaamkan looga shaqeyn lahaa horumarintiisa ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shirka oo ahaa mid looga tashanayay...
Read moreMaareeyaha golaha murtida iyo madaddaalada Qaranka Abwaan Cabdi Dhuux Yuusuf ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho kadib shirweyne looga hadlay dhaqanka iyo hidaha uu ka...
Read moreBarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta mariyay akhrintii saddexaad sharciga ka hortaga lacag dhaqidda iyo maalgelinta Argagixisada. Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho