Madaxweynaha iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Beledweyne
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhaweeyeen...
Read more










