Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaliyeed Maxamuud Cabdikariin Gabeyre oo uu wehliyo agaasimaha Rugta Ganaciga Cabdi Abshir Dhoore, isla markaana booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa waxa ay...
Read moreGuddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho qaadatay mudo todobaad ah ku jooga magaalada Gaalkacyo ayaa maanta booqasho ku tagay xaafadda Dahraan ee...
Read moreWasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqday xaruntii Farshaxanka ee Wakaaladda Murtida iyo madadaalada oo laga saaray Dadkii deganaa. Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ka...
Read moreAnkara:- Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga safiirnimo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkıga Danjıre Cabdullaahi Maxamed Cali. Danjıre Cabdullaahi Maxamed ayaa...
Read moreSiminaarkan maanta uga furmay magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Baay shaqaalaha Wasaaradaha Koonfur Galbeed iyo xubnaha maamulka Gobolka Baay ayaa waxaa si wadajir ah u soo qaban qaabiyey Wasaaradaha arrimaha...
Read moreShir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya oo ay ka qeybgaleen Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay...
Read moreSafiirka cusub ee Somaaliya u fadhiya dalka Koofur Afrika ayaa ka codsaday Jaaliyadda Somaaliyeed inay si dhow ula shaqeeyaan Safaaradda si wax looga qabto dhibaatoyinka muwaadiniinta Soomaaliyeed loogu geysto gudaha...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada munaasabad lagu taageerayay Jimciyadda dhiira gelinta Waxbarashada Soomaaliyeed ee SEMA, taasi oo lagu qabtay Muqdisho. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa iyo Xildhibaan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho