Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Deegaanka XFS
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay'adda ku soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Degaanka iyo Isbeddalka Cimilada, Sareeye-Guud Bashiir Maxamed Cabdi (Bashiir Goobbe). Booqashadan...
Read more











