Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo kormeeray Wasaaradda Amniga iyo Hay’adda Socdaalka
Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kormeer shaqo ku tagey xarumaha Wasaaradda Amniga Gudaha iyo Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, isagoo u kuurgalay habsami u...
Read more











