Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay xafiisyada aqalka dowaldda Hoose ee Xamar, halkaasi oo uu ku soo dhaweeyay Guddoomiyihii...
Read moreWafdigan uu hogaaminayay Madaxwayne ku-xigeenka Dowlada Goboleedka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi oo safar dhinaca dhulka ah maanta ku gaaray Degmada Caabudwaaq ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada, iyadoo...
Read moreWasiirka Maaliyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeeti” ayaa maanta Muqdisho ka furay shir balaaran oo Wasiirada Maaliyadaha ee Dowlad Goboleedyada dalka lagu marti qaaday, kaas looga...
Read moreWasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed oo uu wehliyo Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha Mudnae Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaaa maanta furay shir looga tashanayo in...
Read moreBilowga kulankii Baarlamaanka ee maanta waxaa Xildhibaannada lagu hor dhaariyey Xildhibaan Liibaan Cumar Cabdiraxmaan oo bedelay Xildhibaan hore Maxamed Xuseen Nuur (Xagaafe) oo isagu iskiis xilka isaga casilay, dhaartaasi kadibna...
Read moreMunaasabad maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa lagu daahfuray cilmbiraaris laga sameyn doono Gobolada dalka oo ku saabsan dib u dhiska dalka iyo hay’adaha Dowliga ah doorka ay bulshada ku...
Read moreTaliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa maanta kormeer howleed ku tagey Xerada Jazeera ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaas oo tababarro ay uga socdaan cutubyo ka...
Read moreYuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa cusub ee Magaalada Muqdisho, wuxuu dhashay 1965, wuxuuna ku dhashay magaalada Muqdisho. Heerka Waxbarasho Waxabarashadiisii Hoose iyo Dhexe wuxuu ku soo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho