Baarlamaanka oo gudagalay wax ka badalka sharciga maalgeshiga dalka
Kulanka Baarlamaanka ee ay Xildhibaannadu ku gudagaleen wax ka bedelka Hindise Sharciyeedka Maalgashiga Shisheeye waxaa Golaha dib ugu soo celiyey Guddiga Dhaqaallaha, Warshadaha iyo Ganacsiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo iyagu...
Read more











