Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xabsi daa’in ku xukuntay Saddex ka mid ah Maleeshiyada Al-Shabaab, kadib markii lagu helay dambiyadii lagu soo oogay . Saddexda dhallinyarrada...
Read moreMuqdisho, October 27, 2015------Kulan howleed ku aadanaa dib u eegista Dastuurka, kaasoo ay soo agaasintay Wasaaradda Dastuurka ayaa maanta lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa, waxaana kulankan goob joog ka ahaa...
Read moreTaliska ciidanka xoogga iyo Hogaanka AMISOM ayaa sheegay in sanadka 2016 guud ahaan dalka oo dhan laga xureyn doono Maleeshiyada Al-Shabaab Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan...
Read moreRa’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo maalinkii labaad howla shaqo ku jooga gobolka Hiiraan ayaa kulan la qaatay Hay’adaha samafalka gobolkaasi ka howlgala si ay gurmad u gaarsiiyaan suurtagalnimada haddii ay...
Read moreWakiilo ka socda Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar Cali Cumar iyo Guddiga samata bixinta qaxootiga Yemen ayaa si wadajir ah u dhegax dhigay q in la qodo Ceel loogu tala...
Read moreWasiiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim oo magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika uga qeyb galay shir looga hadlayo sahminta shidaalka Qaaradda Afrika ayaa...
Read moreMaamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa shegay inay wadaan dadaalo looga hortagayo in webiga shabeelle uu fatahaad sameeyo, madaama dhawaan dhanka Mahadaay uu webiga ka soo fatahmay, kaasi oo sababay barakac...
Read moreMadaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo socdaal shaqo ku jooga boqortooyada Sacuudiga ayaa la filayaa in maanta uu kulan la qaato...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho