Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa sawirada furitaanka kalfadhiga 7aad ee baarlamaanka ee uu maanta si rasmi ah u furay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan...
Read moreMuqdisho, 25 October, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furey Kalfadhigii 7-aad ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Khudbad uu arrimo...
Read moreMagaalada Cadaado ee xarunta KMG ee dawlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa galabta ka da'ay roob ay ku diirtsadeen dadka iyo duunyaba. Roobka oo saacado socday ayaa biyo dhigay baliyada, iyadoo...
Read moreWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin taliyaha ciidanka xoogga dalka, Taliyaha Ciidanka Cirka iyo saraakiil kale ayaa maanta booqasho ku...
Read moreKulan ay soo qaban qaabiyeen hay’adda Culimada Soomaaliyeed, loogana hadlayay waxa ay shareecada Islaamka ka qabto shaqsiyaad Soomaaliyeed oo sheegtay ina y ka baxeen Diinta Islaamka, isla markaana lagu baahiyay...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho