Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta furay shirweyne heer Qaran oo looga tashanayo manhajka waxbarasho ee dalka, kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbrashada iyo...
Read moreCiidamada xooga dalka Soomaaliyed oo kaa shanaya kuwa AMISOM ayaa howlgalo ka sameeyeen duleedka degmada Baraawe ay kula wareegeen deegaanno ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab. Afhayeenka Wasaaradda Amniga gudaha ee...
Read moreHay’adda Culimada Soomaaliya ayaa markale ku baaqday in si degdeg ah maamulada Galmudg iyo Puntland ay xal uga gaaraan dagaaladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Guddoomiyaha hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh bashiir...
Read moreWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Gaalkacyo ee dirirtu u dhexeyso inay si deg-deg ah u joojiyaan dagaalka, oo ay...
Read moreTababar heer Caalami ah oo kubada Lalisla oo ay ka qeyb qaadanayeen 18 macalin oo xirfada macalinimo la barayay ayaa lagu soo gebagebeeya magaalada Muqdisho, waxaana xaflda xeritaanka kasoo...
Read moreMadaxweynaha Dalka Koonfur Africa Jecob Zuma ayaa waraaqihiisa aqoonsi ee Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Dowladda Soomaaliya u soo magacaawday Dalka Koonfur Afrika Danjire Jamal Maxamed Barrow. Safiirada waraaqahooda aqoonsi...
Read moreTaliska ciidanka Nabadgelyada waddooyinka ayaa ka digay in si sharcig darro ah lagu wato gaaadiidka ka howlgalla caasimadda, iyadoo ciddii lagu qabto oo aan heysan leysinka baabuurta sharciga lala tiigsan...
Read moreMogadishu, 28 November 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho